Soo Dhawow
Bogga af Soomaaliga waxa ku jira dhamaan warka Golaha Qaxootiga (Refugee Council) ee lagu heli karo af Soomaali. Waraaqahan xaqiiqooyinka ah qoraalada yaryar ee warka ah waxa loogu talogalay qaxootiga iyo magangalyo-doonka ku hadla af Soomaali ee doonaya inay wax ka sii ogaadaan habka magangalyada.
Adobe Acrobat Reader
Waxa aad u baahan doontaa barnaamijkan kombiyuutar (oo ah Ingiriisi kaliya) si aad u eegtid dukumentiyadan
Bilaash ku soo dajiso 'Adobe Acrobat'Warka Muhimad Leh
Dukumentiyo kale
- Ma tahay qof aan waxba haysan oo dhamesta habkii magangalyo-doonka?
- Ma waxa ku taageera NASS oo go’aan aqbalaad ah ayaa lagaa siiyay codsigaagii magangalyada?
- Adiga iyo qoyskaagaa ma loo diiday magangalyo? (Qaybga 9)
- Budhcadnimada guriga – ma u baahan tahay gargaar?
- Tilmaan-bixiye kaa gargaaraya sidii aad hoy uga heli lahayd Iglan (England)
- Ma heshay warqad wareysi ah oo ku saabsan codsi magangalyo oo aad sameysay ka hor 5-tii Bishii Saddexaad 2007?
- Tilmaan-bixin ku saabsan wareysigaaga magangalyada
- Dugsiyada caruurta – warqad war iyo xaqiiqooyin ah oo loogu talogalay
waalidka qaxootiga ah - Caafimaadka Galmada – warqad ah war iyo xaqiiqooyin
Rugta internetka Refugee Council waxa ku jira war dheeraad iyo illo adeegyo waxase uu ku qoran yahay kaliya Ingiriisi.
